Wafti kasocda Kenya oo Muqdisho u yimid sidii Jaadka loo fasixi lahaa

Wasiir

Magaalada Muqdisho ayaa soo gaaray wafdi ka socday Dowladda Kenya oo uu hoggaaminayay Xoghayaha sare ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalkaas Macharia Kamau,

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cali Nuur Xaaji ayaa Xarunta Wasaaradda ku qaabilay Xoghayaha sare ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda  Kenya Danjire Macharia Kamau.

Waftigaan ka socda Kenya ayaa dowlada Soomaaliya kala hadlay sidii xayiraada saaran Jaadka looga qaadi lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.