Daawo:Gudoomiye Cumar Filish oo dalka Dib ugu soo laabtay

cumar

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo safar Caafimaad ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa si wayn loogu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho.

Gudoomiye Cumar Filish oo ka hadlaayey dhibaatada Roobabka ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed ee Caasimadda in ay maamulka gobolka Banaadir ku gacansiiyaan waxkaqabashada saameenta uu Roobka u geesto bilicda Magaalada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.