Daawo:Karaash oo dhagax dhigay Dhismaha Wasaaradda Deeganka Beeraha

karaash

Ku-simaha Madaxweynaha Maamulka Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa dhagax dhigay dhisme cusub oo lagu kordhinayo Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland, kaasi oo isugu jira Xafiisyo iyo xarunta Shirarka.

Munaasabadda dhaggax dhiga dhismahan cusub waxaa Madaxweyne Ku-xigeenka kala qeybgalay Masuuliyiinta Wasaaradda Deegaanka , Beeraha iyo Isbedelka Cimilada, Madaxda Shirkadda Somali Build Construction oo dowladda kala shaqeynaysa fulinta dhismaha iyo marti sharaf kale .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.