Daawo:Kulan lagu Taagerayo Farmaajo oo ka dhacay Baydhabo

Farmaajo

Magaalada baydhabo xarunta ku meel gaarka ah ee Mamulka Koonfurgalbeed waxaa ka dhacday Munaasabad lagu taageerayo waxqabadka Madaxwaynaha soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Munaasabadaan lagu taageeraayo Madaxwayne Farmaajo ayaa waxaa soo qaban qaabiyey ururuda dhalinyarada Degmada Baydhabo waxayna soo dhaweeyeen waxqabada Madaxwayne Farmaajo iyagoo codsaday in mar kale la doorto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.