Gudoomiyaha Gobalka Gedo oo lagu soo dhaweeyey Muqdisho

macalimu

Wafti uu Hoogaaminayo Gudoomiyaha Gobalka Gedo Cismaan Nuux Xaaji “macalimu” ayaa siweyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Muqdisho.

Waftiga Gudoomiyaha Gobalka Gedo waxaa kamida Gudoomiyaha Degmada Luuq, gudoomiye kuxigeenka gobolka Gedo iyo Masuuliyiin kale oo katirsan Maamulka Gedo.

Ujeedada ay u yimaadeen Magaalada Muqdisho ayaa ah sidii Madaxda dowlada ugala hadli lahaayeen arimaha Doorashada Xildhibaanada iyo sidii dowlada wax uga qaban lahayd baahiyaha ka jira Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.