Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2020

farmaajo

Sawiro:Dowladda oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Baahiyaha Ka Jirta Jaamacadda Ummadda

26th September 2020 admin 0

Kulankan ay soo qaban qaabiyeen maamulka Jamacadda Ummadda faraceeda Galmudug ayaa looga hadlay baahiyo wali ka taagan dhanka Horumarinta ee Faraca Jaamacadda ay ku leedahay […]

qoorqoor

Sawiro:Qoorqoor oo Cadaado u tagay Xalinta Dagaal beeledyo

26th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo ay si […]

Fatumayasiin

Ina Raggow “ Dumar ka maa dulmiga ka deysaan”!!!

26th September 2020 admin 0

Si Allow ba dulmigu waa danbi, xag shareeco iyo mid sharci aadane dagsaday ba, marka dulmiga loo sii geesto inta tabarta daran ee bulshadu kumaba […]

Janaan

Jubbaland oo Wasiir Janan u magacowday inuu baaro Xasuuqii ka dhacay Ceelwaaq

26th September 2020 admin 0

Wareegto kasoo baxday Maamulka Jubbaland ayaa waxaa lagu magaacabay Guddi baaro Dil shacab loogu gaystay Deegaanada Yado oo hoos tagta Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. […]

barlaman

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansaxiyay heshiiska Dowlada iyo Maamul goboleedyada

26th September 2020 admin 0

Xildhibaannada labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan wadajir ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansaxiyay heshiiska siyaasadeed ee doorashooyinka dalka, kaas oo ay […]

axmedmadoobe

Daawo:Banaanbax loogu soo horjeedo kenya oo ka dhacay Doolow

26th September 2020 admin 0

Boqolaal Shacab ah oo Ka Caraysan dilka Iyo afduubka Ciidamada Kenya ay Ku hayaan dadka Shacabka ee Ku Nool Gobolka Gedo, Gaar ahaan Dhacdadii Ugu […]

fiqi

Fiqi oo Bulshada Hobyo uga digay boobka Hantida danta Guud

26th September 2020 admin 0

Wasiirka wasaaradda amniga dowlad goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa uga digay shacabka ku nool magaalada Hobyo ee gobolka Mudug dhul boob uu sheegay in […]

Deni

Sawiro:Deni oo Soo dhaweyn loogu Sameeyey Baydhabo

26th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay ka qeybgalay xaflad soo dhoweyn ah oo isaga iyo wafdigiisa loogu sameeyay xarunta Madaxtooyada maamulka […]

puntland

Wadada isku xirta Garoowe iyo Gaalkacayo oo laga dayriyey

25th September 2020 admin 0

Gaadiidleyda isticmaasha Wadada isku xirta Garowe iyo Gaalkacayo ayaa baaq u diray Madaxweynaha Puntland Siciid cabdulaahi Deni kadib markii ay adkaatay Isticmaalka wadadaas.

barlaman

Baarlamaanka oo berri la horgeynayo heshiiska Dowlada iyo Maamul goboleedyada

25th September 2020 admin 0

Labada aqal ee Baarlamaanka dalka ayaa berri oo sabti ah 26-ka September yeelanaya fadhi wada-jir ah oo ay uga doodayaan heshiiska siyaasadeed ee doorashada oo […]

dagaal

Ciidamada Xooga oo qaarijiyey Horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab

25th September 2020 admin 0

Ciidanka kumaandooska soomaaliya ee danab oo ku hubeysan gadiidka dagaalka ayaa labo jiho ka weeraray degaanka mubaarak ee gobolka shabellada hoose. Kumaandooska soomaaliya ayaa howlgalka […]

Kenya

Daawo:kenya oo dad shacaba ku Xasuuqday Ceelwaaq iyo Qaylo dhaanta Shacabka

25th September 2020 admin 0

Shacabka Degmada Ceelwaaq ayaa waxay soo bandhigeen dad shacaba oo ciidamada kenya ku laayeen Gobolka gobolka iyo juwa ay afduubteen. Dadkaan ay xasuuqeen Ciidamada Kenya […]

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey qaramada Midoobay

25th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Golaha Loo dhanyahay, martida sharafta leh, Marwooyin iyo Mudanayaal. Waxaa sharaf iyo nasiib ii ah in aan hadaljeedintan ka sameeyo golahan maanta oo ay […]

waare

Sawiro:Madaxweyne Waare oo Muqdisho Kula Kulmay Xildhibaannada Labada Aqal

24th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Xildhibaannada labada Aqal ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ka soo jeeda […]

qamri

Ciidamada booliiska Caabudwaaq ayaa goob fagaare ah ku gubay Qamri

24th September 2020 admin 0

Taliska Booliiska Degmada Caabudwaaq ayaa maanta meel Fagaaraa Ku burburiyay Maandooriye Qamri u badan Waxaana Goobjoog ka ahaa xildhibaano ka tirsan gudiga amniga baarlamaanka Galmudug […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes