Daawo:kenya oo dad shacaba ku Xasuuqday Ceelwaaq iyo Qaylo dhaanta Shacabka

Kenya

Shacabka Degmada Ceelwaaq ayaa waxay soo bandhigeen dad shacaba oo ciidamada kenya ku laayeen Gobolka gobolka iyo juwa ay afduubteen.

Dadkaan ay xasuuqeen Ciidamada Kenya ayaa dhamaantood ah dad Xoolo dhaqato ah mana ahan markii ugu horeysay ee Ciidamada kenya xasuuq ka geystaan Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.