Ciidamada booliiska Caabudwaaq ayaa goob fagaare ah ku gubay Qamri

qamri

Taliska Booliiska Degmada Caabudwaaq ayaa maanta meel Fagaaraa Ku burburiyay Maandooriye Qamri u badan Waxaana Goobjoog ka ahaa xildhibaano ka tirsan gudiga amniga baarlamaanka Galmudug iyo Masuuliyiin kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.