Daawo:Banaanbax loogu soo horjeedo kenya oo ka dhacay Doolow

axmedmadoobe

Boqolaal Shacab ah oo Ka Caraysan dilka Iyo afduubka Ciidamada Kenya ay Ku hayaan dadka Shacabka ee Ku Nool Gobolka Gedo, Gaar ahaan Dhacdadii Ugu Danbaysey ee Ka Dhacday Degmada Ceel Waaq ee Gobolka Gedo ayaa ka dhacay Degmada Doolow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.