Jubbaland oo Wasiir Janan u magacowday inuu baaro Xasuuqii ka dhacay Ceelwaaq

Janaan

Wareegto kasoo baxday Maamulka Jubbaland ayaa waxaa lagu magaacabay Guddi baaro Dil shacab loogu gaystay Deegaanada Yado oo hoos tagta Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Gudigaan oo ka koobaan Shan Xubnood ayaa waxaa hogaaminaaya wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland Cabdirishiid Janan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.