Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2020

balanbal

Galmudug oo Lacag la’aan ku dhacday iyo saldhig Boliis oo ganacsato la wareegeen.

2nd September 2020 admin 0

Maamulka goboleedk Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa waxa soo wajahay caqabado badan oo ugu horeyaan dhaqaalo daro baahsan waxayna bixin waayeen Mushaarkii shaqaalaha, lacagtii ay ka […]

qoorqoor

Madaxwaynaha Galmudug oo u safray Dalka Jabuuti

2nd September 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay Dalka Jabuuti. Madaxwaynaha Galmudug ayaa casuumaad rasmi ah […]

xasanshiiq

Sawiro:Deni oo Kulan Laqaatay Mucaaradka Dowlada

2nd September 2020 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka (UPD) Xassan Sheekh Maxamud iyo masuuliyiin ka tirsan xisbiga UPD ayaa hoygiisa kusoo dhoweeyay […]

Sawiro:Madaxwayne Farmaajo oo daahfuray manhajka Dugsiyada Sarre

2nd September 2020 admin 0

Muqdisho, Sibteembar 02, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), Wasiirrada iyo […]

Cumar

Sawiro:Gudoomiye Cumar Filish oo u dabaal dagal sanad guuradiisii kowaad

2nd September 2020 admin 0

Munaasabad lagu maamusayay sannad guuradii koowaad ee kasoo wareegatay markii uu xilka la wareegay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, mudane, Cumar Maxamuud Maxamed […]

safiirusa

Daawo:Maraykanka oo loo gudbiyey Dacwo ka dhana Farmaajo

1st September 2020 admin 0

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa markuu muqdisho yimid waxuu kulan laqaatay Safiirka Maraykanka Doland Yamota kulankaasna waxaa ku waheliyey Gudoomiyaha gobolka gedo ee garabka Axmed […]

deni

Sawiro:Beesha Caalamka oo Axmed Madoobe iyo Deni ugu baaqday inay tageraan Dhuusamareeb 3

1st September 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” oo uu wehelinayo Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Dani ayaa la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya […]

axmedmadoobe

Axmed Madoobe oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey

1st September 2020 admin 0

Madaxweynaha Jubbaland ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho, isaga oo ka soo kicitimay magaalooyinka Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Jubbaland. Guddoomiyaha gobolka Banaadir, […]

bare

Sawiro:Balcad oo laga Dhagax dhigay iskuul lagu baranayo Beeraha

1st September 2020 admin 0

Sii hayaha wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre oo ay wehliyaan wasiirka waxbarashada Hirshabeelle ayaa dhagax dhigay Dusiga beeraha Balcad kaasi oo loogu […]

Wado

Deni iyo Axmed madobe oo kusoo wajahan Muqdisho iyo wadooyinkii oo la xiray

1st September 2020 admin 0

Shacabka Muqdisho ayaa saaka kusoo waa bariisray xirnaashaha waddooyinka ugu Muhiimsanaa Magaalada Muqdisho waxaana xiran waddooyinka ugu waa weyn Magaalada muqdisho ee ay sida joogtada […]

axmed madoobe

Sawiro:Axmed madoobe oo Ciidamo Tababar usoo xiray

1st September 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka goboleedka  Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Tababar usoo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidamada darawiishta dowlad goboledka  Jubbaland kuwaasi oo qeyb ka ah […]

Posts pagination

« 1 … 14 15

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes