Madaxwaynaha Galmudug oo u safray Dalka Jabuuti

qoorqoor

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay Dalka Jabuuti.

Madaxwaynaha Galmudug ayaa casuumaad rasmi ah oo uu ka helay Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

Guddoomiyaha Golaha Barlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nur Gacal, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, siyaasiyiin iyo maamulka caasimadda ayaa weftiga Madaxweynaha ka sagootiyey garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Dhuusamareeb.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.