Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2020

muqdisho

Sawiro:Bannaanbax lagu taageerayo Matalaada Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka socdo

28th June 2020 admin 0

Banaanbaxyo ballaaran oo lagu taageerayo go’aankii uu Golaha Shacabka ay ku ansixiyeen 13 xubnoo oo ah matalaadda Golaha Aqalka sare ee Gobolka Banaair ku yeelanayaan […]

Ismaciil

Madaxweyne Farmaajo oo u Hambalyeeyay Dowladda iyo Shacabka Jabuuti

28th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u diray dhiggiisa dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, dowladda iyo guud ahaan shacabka dalka aan […]

qoorqordeni

Akhriso:Heshiis ay wada gareen Galmudug iyo Puntland

27th June 2020 admin 0

Waxaa War-Murtiyeed laga soo saaray Shirkii iskaashiga Maamulada Puntland iyo Galmudug kaas oo ka dhacay Gaalkacyo.

deni

Daawo:Puntland oo ka hortimid maqaamka Banaadir ee ay ansixiyeen Baarlamaanka

27th June 2020 admin 0

Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta meelmariyay xeerka matalaadda Gobolka Banaadir. 142 mudane ayaa oggolaatay in uu Gobolka Banaadir 13 xubnood ku yeesho […]

muqdisho

Daawo:Beel taageertay Matalaadda xubnaha Aqalka sare ee Gobolka Banaadir

27th June 2020 admin 0

Beesha Baadicade oo kulan ku qabatay Magaalada Muqdisho ayaa marka hore waxay u mahadceliyeen Madaxda dowlada codsigooga ahaa in Gobolka banaadir inay hesho Xildhibaano u […]

Qoorqoor

Galmudugta loo dhan yahay oo beenowday

27th June 2020 admin 0

Ra’iisalwasaaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre ayaa markii uu ku hawlanaa Dhisada maamulka Galmudug ayaa waxuu Balan qaaday inuu dhisaayo Galmudug loo dhan yahay oo Bulshada […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo Barlamaanka uga Mahadceliyey Codsigiisi ay fuliyeen

27th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Guddoonka iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya tixgelinta iyo fulinta codsiigii Madaxweyne ee […]

xaalimo

Xaliimo Yarey oo soo jeedisay in waqti lagu daro Doorashada Dalka

27th June 2020 admin 0

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Xaliima yarey Ayaa Golaha shacabka Somaaliya waxa ay maanta ka hor cadeysay in hirgalinta doorashada Qof Iyo Cod ah aysan ku […]

barlaman

Top News:Gobolka Banaadir oo 13 kursi laga siiyo Aqalka Sarre

27th June 2020 admin 0

Xildhibaanadda Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay in Gobolka Banaadir ku yeesho Aqalka Sare 13 Senators.142 xildhibaan ayaa ogoladay 4 Mudane waa […]

xaliimoyaray

Xaliimo Yaray oo Barlamaanka hortagysa Maanta

27th June 2020 admin 0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yarey) ayaa lagu wadaa inay kulanka golaha shacabka ka hor jeediso warbixin ku saabsan nooca […]

qoorqordeni

Daawo:Kulankii Gaalkacyo ku dhexmaray Deni iyo Qoorqoor

26th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ iyo Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeyb-galay Shirka Iskaashiga Galmudug iyo Puntland oo ka […]

farmaajo

Sawiro:Madaxwayne Farmaajo oo xariga ka jaray Tiyaatarka qaranka

26th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka ayaa ku bogaadiyey ganacsatada Soomaaliyeed, Rugta Ganacsiga iyo […]

khayre

Ra’iisulwaare Khayre oo u dhoofay dalka Qatar

26th June 2020 admin 0

Wafdi uu hogaaminayo Ra’isulwasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor-dhaweyd Safar shaqo ugu  amba baxay dalka Qatar. Wafdiga waxaa qeyb ka ahaa […]

farmaajo

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo oo Xariga ka jaray Dhismaha Xarunta Wasaaradda Warfaafinta

26th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saakay xariga ka jaray dhismaha xarunta wasaaradda warfaafina dhaqanka iyo dalxiiska ee xukumadda federaalka Soomaaliya iyo […]

Ciidan

Ciidanka Xoogga dalka oo Howgalo lagu Baacsanayo Shabaab kawada Shabeelaha hoose

26th June 2020 admin 0

Howlgaladaan lagu baacsanayo maleeshiyaadka argagixisad ay kawadaan gobolka shabeelaha hoose kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xalay ilaa saaka waxaa laga sameeyay degaano ay kamid yihiin […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 18 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes