Daawo:Beel taageertay Matalaadda xubnaha Aqalka sare ee Gobolka Banaadir

muqdisho

Beesha Baadicade oo kulan ku qabatay Magaalada Muqdisho ayaa marka hore waxay u mahadceliyeen Madaxda dowlada codsigooga ahaa in Gobolka banaadir inay hesho Xildhibaano u matala Aqalka sare.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.