Daawo:Puntland oo ka hortimid maqaamka Banaadir ee ay ansixiyeen Baarlamaanka

deni

Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta meelmariyay xeerka matalaadda Gobolka Banaadir.

142 mudane ayaa oggolaatay in uu Gobolka Banaadir 13 xubnood ku yeesho Aqalka Sare ee Baarlamaanka, Afar ayaa diidday, mana jirin cid ka aamustay.

Xildhibaano ka tirsan golaha wakiiladda Dawladda puntland ayaa ka horyimid maqaamka Gobolka Banaadir ee ay ansixiyeen Baarlamaanka Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.