Xaliimo Yarey oo soo jeedisay in waqti lagu daro Doorashada Dalka

xaalimo

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Xaliima yarey Ayaa Golaha shacabka Somaaliya waxa ay maanta ka hor cadeysay in hirgalinta doorashada Qof Iyo Cod ah aysan ku dhici karin xiligii Loogu talagalay lslamarkaana Loo baahanyahey 13 bilood oo dheeraad ah oo ka bilaabaneysa July 2020 kuna eg August 2021.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.