Top News:Gobolka Banaadir oo 13 kursi laga siiyo Aqalka Sarre

barlamaan

Xildhibaanadda Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay in Gobolka Banaadir ku yeesho Aqalka Sare 13 Senators.
142 xildhibaan ayaa ogoladay 4 Mudane waa diiday Wax ka aamusey ma jiraan.

Kulanka golaha Shacabka ayaa waxaa shir guddoominayey guddoomiyaha Barlamaanka Soomaliya Maxamed Mursal, ajendaha kulanka ayaa ah dhameystirka xeerka matalaada gobolka banaadir iyo hor imaatinka Golaha Shacabka ee guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Xaliimo Yaray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.