Xaliimo Yaray oo Barlamaanka hortagysa Maanta

xaliimoyaray

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yarey) ayaa lagu wadaa inay kulanka golaha shacabka ka hor jeediso warbixin ku saabsan nooca doorasho ee dalku aadayo sanadka soo socda ee 2021.

Dhanka kale Xldhibaannada golaha shacabka ayaa kulankooda maanta cod u qaadi doona xeerka Metelaada gobolka Banaadir ee Aqalka Sare oo maalmihii la soo dhaafay laga doodaayey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.