Daawo:Kulankii Gaalkacyo ku dhexmaray Deni iyo Qoorqoor

qoorqordeni

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ iyo Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeyb-galay Shirka Iskaashiga Galmudug iyo Puntland oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Puntland ee Magaalada Gaalkacyo.

Shirkan ayaa goobjoog waxaa ka ahaa Xubno ka socda Goleyaasha Dowladda ee Galmudug iyo Puntland, Xildhibaano Aqalka Sare ah iyo La-taliyayaal, waxaana diirrda lagu saarayaa arrimaha; Amniga, dib u heshiisiinta,nabadda iyo iskaashiga dhaqaalaha.

qodobadaas laga gaaray isfgarad, waxana loo saaray guddi wadajireed si u dhaqangeliyaan.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.