Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2020

jowhar

Qarax ka dhacay Jowhar iyo daawo la’aan ka jirta Isbitaalka Magaalada

4th April 2020 admin 0

Magaalada jowhar waxaa ka dhacay Qarax kaas oo ahaa miinada dhulka lagu aaso, waxaana Qaraxaas ku dhaawacmay dad shacaba waxaana qaraxaas gaystay Dhimasho Hal Qof. […]

muse

Daawo:Culumada somaliland oo Ku baaqay in lajoojiyo Qaadka

4th April 2020 admin 0

Culimada Somaliland oo shir Jaraa’id ku qabtay Hargaysa ayaa waxay ugu baaqeen Madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi In Qaadka Lajoojiyo sida ugu Dhaqsaha Badan.

Aadan isak

Wasiir kuxigeenka Warfaafinta oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid C/qaadir Cali Boolaay

4th April 2020 admin 0

Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun; Wasiir ku xigeenka Warfaafinta XFS mudane Aadan Izak Cali ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid marxuum Cali Boolaay. Alle […]

axmed madoobe

Maamulka Jubbaland oo war kasoo saaray Dagaalka kasocda Kismaayo.

4th April 2020 admin 0

Maamulka Jubbaland ayaa war saxaafadeed kasoo saartay dagaallada galbeedka magaalada Kismaayo ku dhexmaray beelaha walaalaha ah. Halkan ka akhriso war saxaafadeedka oo dhamaystiran.

mareeye

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo cambareeyey Ilmo kufsi loo gaystay

4th April 2020 admin 0

Wasiirka Warfaafinta xukuumadda federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa cambaayeeyay kufsi arxan darra ah oo ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada hoose. […]

Qoorqoor

Sawiro:Madaxwaynaha Galmudug oo gaaray Huurshe

4th April 2020 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw gaaray Deegaanka Huurshe ee Gobalka Galgaduud waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay qeybaha kala […]

ugaas

Daawo:Ugaas Maxamad Ugaas Xaashi oo ku baaqay in lajoojiyo Dagaalka Kismaayo

3rd April 2020 admin 0

Ugaas Maxamad Ugaas Xaashi, Ugaaska Sade Daarood Ayaa Baaq Nabadeed u diray Beelaha walaalaha ah ee ku Dagaalamaya duleedka Maagalada kismaayo isagoo Sheegay in lajoojiyo […]

khayre

Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Wasiirka Arrimaha Dibaddda Norway Oo Ka Hadlay Xakameynta COVID-19

3rd April 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo Wasiirka arrimaha dibadda Norway, Ine Eriksen Soreide oo maanta yeeshay kulanka dhanka internet-ka ah (video […]

isbitaal

Daawo:Masuuliyin isbitaalka ku Booqday Gabdho yar oo kufsi loo Gaystay

3rd April 2020 admin 0

Maamulka Gobolka Shabeellada hoose oo isbitaalka Madina ku booqday ilmo da’yar oo kufsi loo gaystay ayaa sheegay in maamulku dad usoo qabtay kufsi gabdho yaryar […]

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Kismaayo

2nd April 2020 admin 0

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku tilmaamay murugo iyo uur-ku-taallo dirirta sokeeye ee ka taagan deegaanno hoos taga magaalada Kismaayo, waxa uuna ku baaqay in […]

cagjar

Daawo:Madaxwaynaha DDSI oo ka digay CoronaVirus

2nd April 2020 admin 0

Madaxwayne, Mustafe Muxumad Cumar, oo maanta xafiiskiisa kula hadlay warbaahinta Deegaanka, ayaa sheegay in ayna shacabka Deegaanka ka muuqanin taxadarkii loo baahnaa, marka la eego […]

kismaayo

Daawo:Waxgarad ku baaqay in la joojiyo Dagaalka Kismaayo

2nd April 2020 admin 0

Odayaal dhaqameed ku Shiray Magaalada Muqdisho ayaa ku Baaqay in si Deg deg ah Loo joojiyo Dagaalada kasoo Cusboonaaday Deegaano Hoostaga Magaalada Kismaayo.

asluub

Muqdisho:Wasiirka Cadaalada iyo Taliyaha Asluubta oo Booqday Taliska Ciidanka Asluubta

2nd April 2020 admin 0

Wasiirka cadaaladda XFS oo uu wehliyo taliyaha ciidanka Asluubta ayaa kormeer ku sameeyay taliska ciidanka Asluubta halkaas oo uu kula hadlay cutubyo ka tirsan ciidanka.

dagaal

horjoogeyaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Xuduur

2nd April 2020 admin 0

Ciidamada xooga dalka ee ku sugan degmada Xudur ayaa manta toogasho ku dilay mid ka mid ah horjoogayaasha Al-shabaab,isla markaana dhaawacay maleeshiyaad kale ka dib […]

laftagareen

Daawo:Kulan looga Hadlaayey Amniga koonfurgalbeed

2nd April 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa guddoomiyay kulanka golaha wasiirada maamulka oo looga hadlay amniga degaanada KoonfurGalbeed.

Posts pagination

« 1 … 14 15 16 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes