Daawo:Ugaas Maxamad Ugaas Xaashi oo ku baaqay in lajoojiyo Dagaalka Kismaayo

ugaas

Ugaas Maxamad Ugaas Xaashi, Ugaaska Sade Daarood Ayaa Baaq Nabadeed u diray Beelaha walaalaha ah ee ku Dagaalamaya duleedka Maagalada kismaayo isagoo Sheegay in lajoojiyo dagaalka ka socda Magaalada Kismaayo kaas oo ay ku dhinteen dad badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.