Daawo:Masuuliyin isbitaalka ku Booqday Gabdho yar oo kufsi loo Gaystay

isbitaal

Maamulka Gobolka Shabeellada hoose oo isbitaalka Madina ku booqday ilmo da’yar oo kufsi loo gaystay ayaa sheegay in maamulku dad usoo qabtay kufsi gabdho yaryar loogu geystay degmada Afgooye.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.