Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2020

Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Janaraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi

29th January 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday -Alle […]

Galmudug

Daawo:Hadal jeedintii Musharaxiinta Galmudug

29th January 2020 admin 0

Musharaxiinta Madaxwaynaha iyo Madaxwayne kuxigeenka Galmuudg ayaa Magaalada Dhuusamareeb ee CaasumadaGalmudug kusoo bandhigay wax qabadkooda.

Janan

Akhriso:Taliska Axmed Madoobe oo war kasoo saaray Xaalka Wasiir Janan

29th January 2020 admin 0

Taliska Axmed Madoobe ayaa War kasoo saartay Xaalada Wasiirkii amniga Jubbaland ee Cabdirashiid Xasan Janan, kaasi oo dowladda Federaalka sheegtay inuu ka baxsaday Xabsiga uu […]

Rubaan

Balanbale:Agaasime Rubaan Cali ayaa booqday Goobaha Waxbarashada iyo Caafimaadka degmadaas

29th January 2020 admin 0

Agaasime Rubaan Cali Faarax wada booqdey, badankood goobaha waxbarashada iyo caafimaadka degmada “balan-balle” sida isbititaalka guud ee degmada, dugsiga sare ee degmada, dugsiga hoose dhexe […]

mareeye

Daawo:Wasiir Maareeye oo ka qayb galay Kulan loogu ducaynayey Daa’uud Cali Masxaf

28th January 2020 admin 0

Wasiirrada Warfaafinta iyo Dhallinyarada XFS ayaa ka qeyb-galay kulan duco oo seddex maalmood socday loogu duceynayey fannaankii weynaa Allaha u naxariistee Daa’uud Cali Masxaf oo […]

Caabudwaq

Daawo:Wasiir Omaar oo daah furay dhisme laami looga dhigayo Garoonka diyaaradaha Caabudwaaq

28th January 2020 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar oo daah furay dhisme laami.looga dhigayo Dhabaha diyaaradaha ee Garoonka Caabudwaaq.

Janan

Wasiir Janan oo Xabsigii uu ku xirnaa ka fakaday

28th January 2020 admin 0

Wasiirka amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdi nuur Janaan ayaa ka baxsaday xabsigii uu ku xirnaa saasna waxaa sheegay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. War […]

Nimco

Daawo:Soomalida Maraykanka oo u gurmatay Hooyo 6 Caruura laga qaatay

28th January 2020 admin 0

Hooyo Nimco Khaliif waxay ka mid tahay shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Maraykanka waxaana laga qaatay 6 Caruura oo ay Dhashay waxaana La horkeenay […]

diyarad

Maraykanka oo war ka soo saaray duqeyn lagu dilay xubin ka tirsan argagixisada Shabaab

28th January 2020 admin 0

War ka soo baxay taliska AFRICOM ayaa waxaa looga hadlay duqeyn diyaaradaha Mareykanka shalay ay ka fuliyeen gobolka Jubbada Dhexe ee koonfurta Soomaaliya. War saxaafadeedkaan […]

Caabudwaaq

Garoonka diyaaradaha Caabudwaaq oo dib u habayn Casri ah lagu sameynayo

28th January 2020 admin 0

Guddiga dhismaha iyo dayactirka Garoonka Diyaaradaha Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay iney maanta joogsadeen Diyaaradahii Ganacsi ee kala duwanaa oo duulimaadka ku imaan […]

Bayle

Akhriso: Soomaaliya oo Buuxisay Sharuudihii dayn Cafinta

28th January 2020 admin 0

Warbixin ay soo saartay Hey’adda Lacagta aduunka (IMF) ayay ku sheegtay in Soomaaliya ka gudubtay dib u eegista labaad ee wajiga afaraad ee Barnaamijka deen […]

Farmaajo

Akhriso:War Murtiyeedkii Shirka Madaxda Soomaaliya Eretariya iyo Itoobiya

27th January 2020 admin 0

Madaxda dalalka iyo dowladaha Ereteriya, Itoobiya, iyo Soomaaliya ayaa magaalada Asmara ku kulmay 27-ka Jannaayo, 2020. Saddexda hoggaamiye waxa ay yeesheen wadahadallo toos ah oo […]

Cabdishire

Daawo:Qaar Kamida Xildhibanada Galmudug oo Martiqaad u Sameeyey Xildhibaan Cabdi Shire

27th January 2020 admin 0

Waxaa maanta kulan khado sharaf ah ujeedkiisuna ahaa soo dhaweyen iyo ka tashi arrimaha Galmudug Loogu sameeyey Hotelka Beder ee Magaalada Dhuusamreeb Xildhibaan Cabdi Shire […]

Galmudug

Daawo:Odayaasha Dhaqanka Galmudug oo war kasoo saaray Doorashada Madaxda Galmudug

27th January 2020 admin 0

Odayaasha dhaqanka Galmudug oo kulan ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb ayaa bayaan ka soo saaray doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenka maamulkaas.

khayre

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Daah-furay Mashuuca Maal-gelinta Dhallinyarada Soomaaliyeed Oo Ay Ku Bexeyso US$1.6Milyan

27th January 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta furay mashruuc lagu maal gelinayo 340 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo soo bandhigay hal abuur ganacsi […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes