Wasiir Janan oo Xabsigii uu ku xirnaa ka fakaday

Janan

Wasiirka amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdi nuur Janaan ayaa ka baxsaday xabsigii uu ku xirnaa saasna waxaa sheegay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

War qoraal ah oo barteeda Social Mediayaha ay kusoo qortay Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Zakiya Xuseen Axmed ayaa waxaa ay ku sheegtay in Wasiir Janan uu saakay ka baxsaday halkii ku xirnaa, waxayna kalooo Generaal Zakariya Sheegtay in laamaha Amniga ku raad joogaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.