Daawo:Wasiir Omaar oo daah furay dhisme laami looga dhigayo Garoonka diyaaradaha Caabudwaaq

Caabudwaq

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar oo daah furay dhisme laami.looga dhigayo Dhabaha diyaaradaha ee Garoonka Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.