Daawo:Wasiir Maareeye oo ka qayb galay Kulan loogu ducaynayey Daa’uud Cali Masxaf

mareeye

Wasiirrada Warfaafinta iyo Dhallinyarada XFS ayaa ka qeyb-galay kulan duco oo seddex maalmood socday loogu duceynayey fannaankii weynaa Allaha u naxariistee Daa’uud Cali Masxaf oo ku geeriyooday Magaalada JigJiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.