Daawo:Soomalida Maraykanka oo u gurmatay Hooyo 6 Caruura laga qaatay

Nimco

Hooyo Nimco Khaliif waxay ka mid tahay shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Maraykanka waxaana laga qaatay 6 Caruura oo ay Dhashay waxaana La horkeenay Maxkamad iyadoo dhageysi maxkmada ka qayb galeen qaar kamida Bulshada Soomaliyeed ee dalka Maraykanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.