Akhriso:Taliska Axmed Madoobe oo war kasoo saaray Xaalka Wasiir Janan

Janan

Taliska Axmed Madoobe ayaa War kasoo saartay Xaalada Wasiirkii amniga Jubbaland ee Cabdirashiid Xasan Janan, kaasi oo dowladda Federaalka sheegtay inuu ka baxsaday Xabsiga uu ku xirnaa ee Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.