Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2019

No Image

Sawiro:Madaxwaynaha Somaliya oo lagu soo dhaweeyey Dalka Qadar

26th February 2019 admin 0

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa galabta soo dhoweyn diiran loogu sameeyay magaalada Doxa ee caasimadda dalka Qatar. […]

axmed

Daawo:Dowlada Somaliya oo Beesha caalamka u fasaxday inay tagaan Kismaayo

26th February 2019 admin 0

Hogaamiyaha Jubbaland ee Fashilmay Axmed Madoob ayaa Madaxtooyada Kismaayo maanta ku qaabilay Wafdi kasocday Beesha caalamka gaar ahaan Midowga Yurub iyo Jarmalka,Wafdigan oo uu hogaaminayay […]

luuq

Sawiro:Maamulka Degmada Luuq ayaa Mootooyin ku wareejiyay Xarumaha Caafimaadka ee hoos yimaada Luuq

26th February 2019 admin 0

Maamulka Degmada Luuq ayaa agab ku wareejiyay Xarumaha Caafimaadka ee ku yaalla Tuulooyinka hoos yimaada Degmada Luuq, Mootooyinkaan ayaa loogu tala galay in loogu adeego […]

ilyaas

Daawo:Xildhibaano kamida Puntland oo ka hadlay Dilka Gabadhii 13 Jirka ahayd

26th February 2019 admin 0

Qaar kamid ah Xildhibanaada Dowladda Puntland oo ka hadlay dilkii Magaalada Gaalakcyo loogu geystay Caasho Ilyaas Aadan oo ahayd 13 jir, Xildhibaanada ayaa waxaa laamaha […]

No Image

Daawo:Xisbiga Waddani ayaa Dhaliilay aflagaadadii Madaxwayne Muuse Biixi u gaystay gobolada Barri

26th February 2019 admin 0

Xisbiga Mucaardka Soomaliland ee Waddani ayaa Dhaliilay Hadal uu Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Ka Yiri Magaaladda Boorama hadalkaas oo Muuse Biixi ku duraayey dadka daga […]

Wasiir

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya ayaa kulan laqaatay Saraakiil ka socotay Midowga Yurub

26th February 2019 admin 0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Ali Mohamed ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiskiisa Sarakiil ka socotay Midowga Yurub. Mudane Hassan Ali Mohamed  Wasiirka […]

No Image

Madaxweynaha Somaliya oo Booqasho Shaqo ugu Ambabaxay Dalka Qatar

26th February 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw u ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar halkaas oo ay […]

No Image

Daawo:Dowlada Soomaliya oo ka hadashay 9 Ruux oo Muqdisho Lagu dilay

26th February 2019 admin 0

Dowladda Federalka Somaliya ayaa sheegay inay wadaan baaritaanka ku aadan cidii ka dambeysay dil wadareed shalay duhurkii loo gaystay dad ka shaqeynaayay hawlo nadaafadeed. Wasiirka […]

batuulo

Daawo:Dorarshadii ururka Haweenka Soomaliyeed oo dib udhacday

26th February 2019 admin 0

Muqdisho, Feb 25, 2019:Shir jaraa’id oo ay qabatay gudoomiyaha ururka Haweenka qaranka soomaliyeed Batuulo Shiiq axmed Gabale ayaa waxa ay kaga hadashay in aysan dhici […]

ilyaas

Puntland oo ka hadashay Gabadhii 12 jir ahayd ee lagu dilay Gaalkacyo

26th February 2019 admin 0

Talaado, Feb 26, 2019: Wasiirka Wasarada Haweenka & Arimaha qoyska Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland  oo warbaahinta la hadashay ayaa tacsi u dirtay qoyska caasho […]

No Image

Daawo:Madaxweynaha Koonfurgalbeed oo Baydhabo ka daah furay kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Koonfur-galbeed

25th February 2019 admin 0
No Image

Dhageyso:Axmed madooobe iyo Xildhibanada kenya oo gumeysi Soomaaliya u horseedaya Dhaqalana kenya kubixinayso

25th February 2019 admin 0

Mudanaayaasha barlamaanka Kenya ee kasoo Jeeda gobolada bari ee Kenya sida Gaarisa ayaa waxaa loogu baaqay inay faraha kala baxaan amuuraha dalka Soomaaliya, Suldaan Deeqow […]

muusa

Daawo:Muuse Biixi oo ka hadlay Qabsoomida Wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya

25th February 2019 admin 0
ilyaas

Daawo:Bulshada Gaalkacyo oo ka Carooday Dilka Gabar 12 Jir

25th February 2019 admin 0

Caa’isha Ilays oo ah gabar 12 jir ah ayaa saaka subaxnimadii meydkeeda laga helay xaafadda Siinaay ee magaalada Gaalkacyo Caa’isha ayaa ugu wardanbeysey galabnimadii shalay […]

puntland

Daawo:Guddoomiyaha cusub Barlaamanka Puntland ayaa xilki kala wareegay Guddoomiyihii Mudo Kadib

25th February 2019 admin 0

Guddoomiyaha cusub Barlaamanka Dowladda Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed ”Dhoobo dareed” ayaa xilki kala wareegay Guddoomiyihii hore ee Barlaamanka Puntland Axmed Cali Xaashi, Munaasabadan Xilwareejinta Gudoomiyaha […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes