Daawo:Dorarshadii ururka Haweenka Soomaliyeed oo dib udhacday

batuulo

Muqdisho, Feb 25, 2019:Shir jaraa’id oo ay qabatay gudoomiyaha ururka Haweenka qaranka soomaliyeed Batuulo Shiiq axmed Gabale ayaa waxa ay kaga hadashay in aysan dhici doonin doorashadii lagu balansanaa Bisha Maarso Arimo lasoo darsay ururka Haweenka Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.