Sawiro:Maamulka Degmada Luuq ayaa Mootooyin ku wareejiyay Xarumaha Caafimaadka ee hoos yimaada Luuq

luuq

Maamulka Degmada Luuq ayaa agab ku wareejiyay Xarumaha Caafimaadka ee ku yaalla Tuulooyinka hoos yimaada Degmada Luuq, Mootooyinkaan ayaa loogu tala galay in loogu adeego Bulshada ku dhaqan Tuulooyinka hoos yimaada degmada Luuq waxaana la gudoonsiiyay Sideed xarumo caafimaad ah.
Mootooyinkaa oo ah nooca Tuk-Tukta waxana gudoonsiiyay guddoomiyaha Degmada Luuq Maxamed Cabdullaahi Gardhuuub oo bulshada kula dardaarmey in ay ilaashadaan agabkaan Bulshada ku dhaqan Tuulooyinkii la gaarsiiyay agabka caafimaad ayaa uga mahad celiyay sida uu maamulka degmada Luuq u maareeyay baahiyahooda.
luuq

luuq
luuq

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.