Daawo:Xildhibaano kamida Puntland oo ka hadlay Dilka Gabadhii 13 Jirka ahayd

ilyaas

Qaar kamid ah Xildhibanaada Dowladda Puntland oo ka hadlay dilkii Magaalada Gaalakcyo loogu geystay Caasho Ilyaas Aadan oo ahayd 13 jir, Xildhibaanada ayaa waxaa laamaha cadaalada iyo amaanka Gobolka Mudug inay soo qabtaan dadki ka dambeeyey arintaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.