Daawo:Guddoomiyaha cusub Barlaamanka Puntland ayaa xilki kala wareegay Guddoomiyihii Mudo Kadib

puntland

Guddoomiyaha cusub Barlaamanka Dowladda Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed ”Dhoobo dareed” ayaa xilki kala wareegay Guddoomiyihii hore ee Barlaamanka Puntland Axmed Cali Xaashi, Munaasabadan Xilwareejinta Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Xildhibaanada Barlamaanka Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.