Daawo:Bulshada Gaalkacyo oo ka Carooday Dilka Gabar 12 Jir

ilyaas

Caa’isha Ilays oo ah gabar 12 jir ah ayaa saaka subaxnimadii meydkeeda laga helay xaafadda Siinaay ee magaalada Gaalkacyo Caa’isha ayaa ugu wardanbeysey galabnimadii shalay mar ay adeeg u doontay Suuqa waxaana tan iyo xilligaasi laga baafinayey idaacadaha maxalliga ah iyo baraha bulshada sida ay sheegeen xubno ka tirsan qoyskii ay ka baxday.

Maydkeeda Caa’isha ayaa la dhigay isbitaalka weyn ee magaalada Gaalkacyo ayaa lagu arkay calaamado muujinaya in si xun loo jir dilay sida laga soo xigtay saraakiil caafimaad, Maantana waxaa Magaalada Gaalkacyo ka dhacay Bananbaxyo aya dhigayaan dad Caraysan oo ubadan Haween ayakoo kubaaqaya in lasoo qabto kuwa dilka Caa’isha ugaystay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.