Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya ayaa kulan laqaatay Saraakiil ka socotay Midowga Yurub

Wasiir

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Ali Mohamed ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiskiisa Sarakiil ka socotay Midowga Yurub.

Mudane Hassan Ali Mohamed  Wasiirka Difaaca XFS ayaa sheegay in saraakiisha Midowga Yurub uu kala hadlay xoojinta Xiriirka Iskaashi iyo Milatari ee ka dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub.

Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa qeyb weyn ka qaata Tababar siinta Ciidamada Qaranka Soomaaliya oo uu qorshu yahay in ay Amniga kala Wareegaan Ciidamada Amisom.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.