Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2019

axmedmadoobe

Daawo:Axmed madoobe Dowlada ayadaa wax laga tabanayaa dhaqankii hore mid kaduwan Hal timaado

29th January 2019 admin 0

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed madoobe ee ku fashilmay Hogaanka jubbaland ayaa waxuu kusoo laabtay Magaalada kismaayo xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Jubbaland asagoo ka […]

No Image

Daawo:Madaxwayne Farmaajo ayaa Raaligalin kabixiyey Kumanaankii qof ee uusan gaariga uga soo dagin

29th January 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo galabta Muqdisho kusoo laabtay ayaa uga mahadceliyey shacabka iyo madaxda Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland soo […]

bardheere

Daawo:Beeralayda Degmadda Buudhuubo oo ka Cabanaya Cuduro ku yimid Beeraha

29th January 2019 admin 0

Iskaashatada Beeraleyda maagalada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa cabasho ka muujiyay cuduro laga helay Beeraha muddoyinkii ugu danbeyay, Beeraha oo ka mid ah ilaha dhaqaalaha […]

No Image

Daawo:Dalxiisayaal u dhashay Dalka Malaysia oo soo gaaray Muqdisho.

29th January 2019 admin 0
cabdi

Garoowe: Gudoomiyaha golaha aqalka sare ayaa kulan laqaatay Gudoonka golaha wakiilada Puntlnad

29th January 2019 admin 0

Gudoomiyaha golaha aqalka sare Maxamed Xaashi iyo wafdiga Sanatarada ah ee uu hogaaminayo ayaa magaalada Garoowe kulan kula qaatay Gudoonka golaha wakiilada Puntlnad, kaas oo […]

Qarax

Daawo:Qasaaraha uu gaystay qaraxii Maanta ka dhacay Muqdisho

29th January 2019 admin 0
deni

Daawo:Madaxweynaha puntland ayaa daahfurey Barnaamijka Dhaqdhaqaaqa Caafimaadka Haweenka Adduunka

29th January 2019 admin 0

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa daahfurey Barnaamijka Dhaqdhaqaaqa Caafimaadka Haweenka Adduunka oo markii ugu hurreysay Africa laga daahfurey siiba Garoowe.

Qarax

Faahfaahin dheeraad ah oo laga helaayo qaraxii ka dhacay Muqdisho

29th January 2019 admin 0

Inta la xaqiijiyay 1-ruux ayaa ku dhintay 3-kalana way ku dhaawacmeen kadib qarax gaari loo adeegsaday oo barqanimadii maanta ka dhacay Magaaladda muqdisho. Qaraxaan oo […]

qarfax

Qarax goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho

29th January 2019 admin 0

Warar ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan qarax xoogan inuu goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ka dhashay Gaari laga soo buuxiyay […]

deni

Daawo:Xaflad lagu tageerayey Madaxweynaha Puntland ayaa laguqabtay magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka.

29th January 2019 admin 0
wabi

Bankiga adduunka Maalgalinaya Mashaariic lagu hormariyo dadka ku nool dhulka aan wabiyada laheyn.

29th January 2019 admin 0

Wakiilka Bankiga adduunka ee Soomaaliya Hugh_Riddel oo faah-faahiyey Mashaariic loogu talogalay in lagu hormariyo dadka ku nool dhulka aan wabiyada lahayn kaas oo wax kaqabanaya […]

farmaajo

Shacabka Muqdisho Ayaa ku Taageeray Go’aankii uu qaatay Madaxweyne Farmaajo ee

29th January 2019 admin 0

Shacabka Magaalada Muqdisho Ayaa ku Taageeray Go’aankii uu qaatay Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in Khilaafkii Maamul Gobaleedyada Xal laga gaaro si looga shaqeeyo midnimadfa ummada […]

sayid

Daawo:Kulan lagu heshiisiinayo Maamulka Garbaharay iyo Kan Gobolka Gedo

28th January 2019 admin 0

Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid aadan ayaa shir guddoomiyey kulan looga diiradda lagu saaray sidii lagu dhex dhexaadin lahaa qilaaf soo kala dhexgalay […]

calan

Daawo:Dowlada Somaliya ayaa Beenisay in nin ajanabi ahaa oo ku Xeran Xabsiga Dhexe Lagu Dhaawacay Gudaha Xabsiga

28th January 2019 admin 0

Taliska Ciidanka Asluubta Somaliya ayaa Beeniyay in nin ajanabi ahaa oo ku Xeran Xabsiga Dhexe Lagu Dhaawacay Gudaha Xabsiga waxayna sheegeen warkaas inuu yahay waxba […]

garbaharay

Daawo:Munaasabadii daahfurka Shirkada Daryeel oo kashaqaynaysa Bilicda Magaalada Garbaharay

28th January 2019 admin 0

Degmada Garbahaarey ee Xaruunta Gobolka Gedo ayaa waxaa laga hirgaliyey Shirkad ka shaqaynaysa Nadaafada waxaa suurta galisay Farxiyo Jeyte “Farxiyo wadani” oo ah shaqsi si […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes