Daawo:Munaasabadii daahfurka Shirkada Daryeel oo kashaqaynaysa Bilicda Magaalada Garbaharay

garbaharay

Degmada Garbahaarey ee Xaruunta Gobolka Gedo ayaa waxaa laga hirgaliyey Shirkad ka shaqaynaysa Nadaafada waxaa suurta galisay Farxiyo Jeyte “Farxiyo wadani” oo ah shaqsi si firfircoon uga shaqayso Arimaha Bulshada.
Munaasabadii furitaanka Shirkada Nadaafada ee DARYEEL ayaa waxaa ka qayb galay Maamulka Magaalada Garbaaharay oo ugu horeeyo Gudoomiyaha iimaan Cadow kaarshe iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Garbahaaray oo ugu horeeyeen Odayaasha Dhaqanka.
Bulshada Magaalada Garbahaarey ayaa soo dhaweeyey iyagoo u mahadceliyey shirkada iyo aas’aasayaashiisa sida uga qayb qaadanayaan Horumarinta iyo Bilicda Magaalada Garbaaharay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.