Daawo:Dowlada Somaliya ayaa Beenisay in nin ajanabi ahaa oo ku Xeran Xabsiga Dhexe Lagu Dhaawacay Gudaha Xabsiga

calan

Taliska Ciidanka Asluubta Somaliya ayaa Beeniyay in nin ajanabi ahaa oo ku Xeran Xabsiga Dhexe Lagu Dhaawacay Gudaha Xabsiga waxayna sheegeen warkaas inuu yahay waxba kama jiraan, Taliye kuxigeenka Ciidanka Asluubta ayaa sheegay in Antony Thomas oo Caafimaad qabo mana jiraan cid dhib u gaystay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.