Daawo:Kulan lagu heshiisiinayo Maamulka Garbaharay iyo Kan Gobolka Gedo

sayid

Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid aadan ayaa shir guddoomiyey kulan looga diiradda lagu saaray sidii lagu dhex dhexaadin lahaa qilaaf soo kala dhexgalay maamulka Magaalada Garbahaaray iyo Kan Gobolka Gedo.

Qilaafkaan soo kala dhexgalay Masuuliyiinta gobolka gedo ayaa yimid kadib markii Madaxda ugu sareeysa Maamulka jubbaland oo ugu horeeyo Hogaamiyaha Jubbaland Axmed madoobe ay tixgalin waayeen nidaamkii iyo kala dambayntii ayakoo fowdo ka bilaabay deegaanka jubbaland oo ugu horeyso inay dhunsadaan Dhaqaalihii loogu talagay Abaaraha iyo Fataahada wabiyada taas oo uu Axmed madoobe si bareera uu jeebkiisa ugu shubtay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.