Faahfaahin dheeraad ah oo laga helaayo qaraxii ka dhacay Muqdisho

Qarax

Inta la xaqiijiyay 1-ruux ayaa ku dhintay 3-kalana way ku dhaawacmeen kadib qarax gaari loo adeegsaday oo barqanimadii maanta ka dhacay Magaaladda muqdisho.

Qaraxaan oo loo adeegsaday Gaari Suruf ahaa ayaa ka dhacay kasoo horjeedka Ex Hoteel Shabeelle gaar ahaan Kaalin lagu iibiyo Shidaalka.

Gaari lagu xiray waxybaaha qaraxa oo yaalay Kaalinta shidaalka uu qarxay,islamarkaana uu dhaliyay khasaare dhimasho iyo mid Hantiyadeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.