Garoowe: Gudoomiyaha golaha aqalka sare ayaa kulan laqaatay Gudoonka golaha wakiilada Puntlnad

cabdi

Gudoomiyaha golaha aqalka sare Maxamed Xaashi iyo wafdiga Sanatarada ah ee uu hogaaminayo ayaa magaalada Garoowe kulan kula qaatay Gudoonka golaha wakiilada Puntlnad, kaas oo looga hadlay dhammaystirka Dastuurka iyo wadashaqaynta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.