Bankiga adduunka Maalgalinaya Mashaariic lagu hormariyo dadka ku nool dhulka aan wabiyada laheyn.

wabi

Wakiilka Bankiga adduunka ee Soomaaliya Hugh_Riddel oo faah-faahiyey Mashaariic loogu talogalay in lagu hormariyo dadka ku nool dhulka aan wabiyada lahayn kaas oo wax kaqabanaya Baahiyaha Biyo la’aanta waxuuna sahlayaa mashruucaan dadka ka fog wabiyda inay helaan Biyo Nadiif ah oo ku filan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.