Daawo:Beeralayda Degmadda Buudhuubo oo ka Cabanaya Cuduro ku yimid Beeraha

bardheere

Iskaashatada Beeraleyda maagalada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa cabasho ka muujiyay cuduro laga helay Beeraha muddoyinkii ugu danbeyay, Beeraha oo ka mid ah ilaha dhaqaalaha ee ay ku dhisan tahay Nolashada dad badan oo Soomaaliyeed ayaa mar walba u baahan dadaal joogta ah taas oo lagu ilaaniyo dalaga Beeraha.

Beeraleyda Buurdhuubo ayaa ka cabanaya adeeg la,aanta haysta gaar ahaan sunnta ay kula dagaalami lahaayeen cayayaanka wax yeeleeya dalaga Beeraha iyo waliba Qalabkii u sahli lahaa in ay si fudud wax u beertaan Waxayna ka codsadeen Dowlada Soomaliya iyo cidkasta oo inay cawimaad laso gaaraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.