Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2018

No Image

Madaxweynaha Somaliya oo cambaareeyay weerarkii argagixisanimo ee magaalada Minya dalka Masar

3rd November 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii argagixisanimo ee ka dhacday magaalada Minya ee dalka Masar, kaas oo […]

No Image

Daawo:Deeq raashina oo uusoo dhibay Musharax Lafta Green ayaa lagu qaybiyey Baydhabo

3rd November 2018 admin 0

Xildhibaano ka tirsan dawlada Soomaliya oo deeq raashin ah Gaarsiiyay dad dan yar ah oo ku dhaqan Magaaladda Baydhabo, Raashinkaan ayaa waxaa ku deeeqay Musharaxa […]

puntland

Daawo:Nabadoono iyo waxgarad Bosaso ku soo bandhigay xubanaha uga Mid Noqonaya Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland

3rd November 2018 admin 0
fartaag

Xubno katirsan Labada Gole ee Baarlamaanka oo bogaadiyey dhalinyaro Garbahaareey ka hirgeliyey Maktabad

3rd November 2018 admin 0

Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa bogaadiyey dhalinyarada hirgalisay Maktabadda degmada Garbahaareey ee gobolka Gedo, kadib munaasabad ay xalay […]

qamro

Ciidanka booliska gobolka gabiley oo qabtay khamri tiro badan.

3rd November 2018 admin 0
No Image

Sawiro:Wasiir Goodax Barre ayaa kormeeray dhismaha cusub ee Wasaaradda waxbarshada

3rd November 2018 admin 0

Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa maanta kormeer ku tagay dhismaha xarunta Wasaaradda Waxbarashada oo xiligan […]

No Image

Waxgaradka Puntland oo ku qanciyey ciidamadii Garoonka Garoowe Qabsaday inay ku laabtaan xeryahooda

3rd November 2018 admin 0

Ciidamo Gadoodsan ayaa waxa la wareegeen Garoon Diyaadaha Magaalada Garoowe, Ciidaankaan ayaa waxay ahaayeen kuwa difaaca uga jiray deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool halkaas oo […]

cabdihsire

Daawo:Xildhibaan Jawaari iyo Cabdi Shire oo ku kulmay Golaha Shacabka

3rd November 2018 admin 0

Kulankii Golaha Shacabka Soomaliyeed oo ka dhacay Xarunta Barlamaanka Soomaliya ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta isku xog waraystay Xildhibaan Cabdi Shire jaamac iyo Gudmiyihii […]

mursal

Daawo:Dooda XIldhibaanada Golaha Shacabka ee xeerhoosaadka Baarlamaanka

3rd November 2018 admin 0
No Image

Daawo:Gaas oo sheegay inuu ku farsan yahay aragtida Nicolas Haysom

3rd November 2018 admin 0

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas oo maanta xaafiskiisa ku qaabilay ergayga Qaramada Midoobay Nicolas Haysom ayaa waxuu sheegay inuu ku faraxsan Aragtida ergayga Qaramada Midoobay waxaana […]

Gadiid Looga Shakiyey inay Hub wadaan ayaa lagu Xayiray Cadaado

3rd November 2018 admin 0

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Cadaado Xarunta Baarlamaanka Galmudug ee Gobolka Galgaduud, ayaa waxay sheegayaan n duleedka Magaalada Cadaado ku xaniban yihiin Baabuur looga shakiyay […]

qarjab

Wasiir Qarjab oo digniin u diray Musharaxiinta Madaxwaynaha Puntland

3rd November 2018 admin 0

Wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo la hadlay Wqrbaahinta ayaa wuxuu ka hadlay musharixiinta fara badan ee soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta […]

shabab

Ciidamada dowlada oo Fuliyey Hawgal lagu dilay koox shabab ah

3rd November 2018 admin 0

Share on Facebook   Tweet on Twitter    Ciidamada xoogga dalka ayaa hawlgallo ka wado deegaanno hoos yimaada degmada Jamaame ee gobolka Jubbada hoose, halkaas […]

No Image

Daawo:Wafti caafimaad oo Gaaray Deegaandii dagaalaka ka dhaceen Dhumaal Gaobolka Sool

3rd November 2018 admin 0
No Image

Daawo:Munasabad Lagu Tageerayay Musharax Madaxweyne Koofur Galbeed Lafta Gareen Oo Baydhabo Ka Dhacday

3rd November 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 … 24 25 26 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes