Waxgaradka Puntland oo ku qanciyey ciidamadii Garoonka Garoowe Qabsaday inay ku laabtaan xeryahooda

Ciidamo Gadoodsan ayaa waxa la wareegeen Garoon Diyaadaha Magaalada Garoowe, Ciidaankaan ayaa waxay ahaayeen kuwa difaaca uga jiray deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool halkaas oo ay isku hor-fadhiyaan Ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland.
Ciidamadaan lawareegey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Garoowe ayaa waxay ka cabanayeen mushaar la’aan, hadaba waxgaradka iyo maamulka Puntland ayaa waxay ku ganciyeen inay dib ugu laabteen Xeryihii ay ka yimaadeen Cabashadoodana wax laga qabanayo waana aqbaleen sida ay sheegayaan dad Joogay garoonka diyaradaha Garoowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.