Daawo:Xildhibaan Jawaari iyo Cabdi Shire oo ku kulmay Golaha Shacabka

cabdihsire

Kulankii Golaha Shacabka Soomaliyeed oo ka dhacay Xarunta Barlamaanka Soomaliya ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta isku xog waraystay Xildhibaan Cabdi Shire jaamac iyo Gudmiyihii hore ee Golaha shacabka Soomaliyeed ahna Xildhibaan kamida Barlamaanka Soomaliyeed Prof Jawaari.

Pro Jawaaari iyo Xildhibaan Cabdi shire ayaa waxay kawada Hadleen Taariiqdii kala duwanayd ee Soomaliya soo martay iyo sharaftii ay lahayn Jirtay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.