Daawo:Gaas oo sheegay inuu ku farsan yahay aragtida Nicolas Haysom

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas oo maanta xaafiskiisa ku qaabilay ergayga Qaramada Midoobay Nicolas Haysom ayaa waxuu sheegay inuu ku faraxsan Aragtida ergayga Qaramada Midoobay waxaana kawada hadalnay siyaasada carakiran ee Soomaliya.
Hoos ka daawo hadalka Gaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.