Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2018

gaas

Daawo:Madaxweynaha Puntland ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay Dekedda cusub ee Deegaanka Garacad

31st July 2018 admin 0

Madaxweynhaa Dowladda Puntland oo Maanta Dhagax Dhigay Dekada Garacad iyo Wadada Laamiga ah Ee Wadaagsin, Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti […]

No Image

Muuqaal:Bulshada Garbaaharay ee Gobolka Gedo ayaa Amaan ujeediyey Shirkada Raasamaal

31st July 2018 admin 0

Bulshada Ku Dhaqan Degmada Garbahaareey ayaa waxay Amaan u jeediyeen Shirkada RAASAMAAL ee ka Howl Galo Degmada Garbaaharay ee gobolka Gedo, Waxaa kaloo ay Bulshada […]

boqor

Daawo:Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo Qardho kula hadlay Odayasha dhaqanka Puntland,

31st July 2018 admin 0
No Image

Daawo:Bulshada dagmada balanbale oo kahoryimid Warqad kasoo baxday madaxweyne kuxigenka galmudug

31st July 2018 admin 0
dil

Daawo:Xildhibaanada baarlamaanka somalia ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dhibaatooyin kenya ka geysteen gobolka gado

31st July 2018 admin 0

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomalia ayaa markii ugu horeysay waxay ka hadleen dhibaatooyin ay ciidamada dalka kenya ka geysteen gobolka Gedo taas oo ay kamid yihiin kufsi […]

guuled

Muuqaal:Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaliya oo kormeerey wasaaradda caafimaadka

31st July 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo maanta kormeeray xarunta wasaaradda caafimaadka dalka, ayaa kulan xog-waraysi ah la qaatay […]

dab

Daawo:Dab Qabsaday Qoys Danyar Ah Kaas oo qasaaro u gaystay

31st July 2018 admin 0

Qoysas danyara oo Dagan duleedka Caynaba ayaa waxaa soo gaaray qasaara uu gaystay dab halkaas ka kacay kaas oo qasaaro xoogan u gaystay Xoolo badan […]

No Image

Toos u daawo Soo dhawayntii Ra’iisalwasaare Khayre Magaalada Qardho

31st July 2018 admin 0
raabi

Madaxii Dhoofinta dhuxusha Jubbaland oo garoonka Muqdisho Lagu Xiray

31st July 2018 admin 0

Garoonka diyaaradaha Magaaladda Muqdisho waxaa maanta saacado kooban lagu xayiray Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland ahna Madaxa Dhoofinta dhuxusha Jubbaland Shaafi Raabi Kaahin. Mas’uulkaan ayaa dalka […]

bardheere

Daawo:Wasaaradda beeraha Soomaliya ayaa tababar sare loogu qaadayo tayada iyo awoodda shaqaalaha

31st July 2018 admin 0

Wasaaradda beeraha xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa waxay qabatay tababar sare loogu qaadayo tayada iyo awoodda shaqaalaha ku qabatay Magaalada Muqdisho, Tobabarkaan ayaa waxaa uu soconayaa […]

farmaajo

Daawo:Kulankii Dhexmaray Madaxwaynaha Soomaliya iyo Madaxda ONLF

31st July 2018 admin 0
No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ku Baaqay in Colaadda Tukaraq Lagu Bedelo Xasilooni, Horumar iyo Midnimo

31st July 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo ku sugan magaalada Garowe ee xarunta dawlad gobaleedka Puntland ayaa hoolka Jaamacadda Bariga Afrika kula […]

xafsade

Daawo:Madaxweynaha Galmudug oo ka warbixiyay Safarkii Brussels

30th July 2018 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa mar uu kasoo dagay garoonka diyaaradaha Magaalada muqdisho waxaa uu ka warbixiyay Safarkii uu ku tahay Magaalada […]

No Image

Wasiirka Gaashaqandhiga soomaliya oo ka warbixiyay shirkii looga hadlayey ciidamada bariga Africa

30th July 2018 admin 0
No Image

Daawo:Ra’iisal wasaare Khayre oo Xariga kajaray Kaydka qaboojiyaha Daawooyinka ee Puntland, Kormeerayna 6 wasaaradood

30th July 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo magaalada Garowe ku tegay socdaal shaqo oo maalma ku joogi doono deegaannada ay ka koobantahay […]

Posts pagination

1 2 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes