Muuqaal:Bulshada Garbaaharay ee Gobolka Gedo ayaa Amaan ujeediyey Shirkada Raasamaal

Bulshada Ku Dhaqan Degmada Garbahaareey ayaa waxay Amaan u jeediyeen Shirkada RAASAMAAL ee ka Howl Galo Degmada Garbaaharay ee gobolka Gedo, Waxaa kaloo ay Bulshada Ku Amaantay Shirkada Raasamaal Horumarka iyo Soo Celinta Bilicda ee uu Ka Wado Degmada Garbahaareey.

Hoos kadaawo Warbixintii Warsame haaji

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.