Daawo:Dab Qabsaday Qoys Danyar Ah Kaas oo qasaaro u gaystay

dab

Qoysas danyara oo Dagan duleedka Caynaba ayaa waxaa soo gaaray qasaara uu gaystay dab halkaas ka kacay kaas oo qasaaro xoogan u gaystay Xoolo badan oo ay lahaayeen, Gudoomiye kuxigeenka gobolka sarar ayaa dowlada iyoshacbka Soomaliyeed ugu baaqay in dadkaan loo soo gurmado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.